SBC Somali TV

SBC Somali TV Free App

Rated 4.44/5 (79) —  Free Android application by SBC Somalia

Advertisements

About SBC Somali TV

Somali broadcasting Corporation SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in Puntland/North Eastern Somalia region and also it was the first FM Radio which can be heard three Cities in Somalia, on that developed System SBC gained a lot of high number of listeners in all areas that it operates and it enjoys remarkable credibility in both authority and community.

SBC Somali App is a user friendly media app that:
1. Allows you to listen to:
• Audio Livestreams
• Video Livestreams
• Recorded shows (podcasts) – that you can either listen online or offline (after downloading them) without any data usage.

2. Makes you a part of SBC Somali Radio community, giving you access to the most important online communities the broadcaster has:
• Facebook and the latest Facebook Posts (Integrated in the app)
• Twitter posts – just one click apart
• Website, Instagram, etc…

3. Gives you an interactive media experience through:
• Radio Reporter Feature:: you can send pictures, audio, text, and video from your phone to the broadcaster
• Notification Feature: you will be able to receive information about the latest news, programs, contests and sport competition results directly from your broadcaster
• Flash Poll Feature: let your voice be heard, by answering to the hottest questions and polls the Radio will address to you.


Download it now! It’s not just a Radio, it’s your next community!

How to Download / Install

Download and install SBC Somali TV version 3.3.25 on your Android device!
Downloaded 5,000+ times, content rating: Everyone
Android package: com.allsbc.tv, download SBC Somali TV.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
4.1+
Bug
buster
For everyone
Android app

App History & Updates

What's Changed
- Fixed a bug which prevented users with less screen real estate to scroll down and up.
Version update SBC Somali TV was updated to version 3.3.25
More downloads  SBC Somali TV reached 5 000 - 10 000 downloads

What are users saying about SBC Somali TV

V70%
by V####:

Waadku mahadsantiihiin sbc TV sida aad nooga baahi tirteen wararka gudaha si toosna aan uga dawaano mobile ka. Waad lajaan qaadeen caalamka thumbs up

C70%
by C####:

Aan ayaan ugu riyaaqay appka laakiin weli farasamo ayaa ka dhiman inkastoo uu xawaarihiisu sareeyo laakiin ka dhiga inuu full screen noqdo bye SBC TV

L70%
by L####:

Walaahi apps kan wan u bogay waa hd live fasiix lacag badanna kaaga biximayso waxba is weydiin ee la dag apps kan sbc aad ayaad ugu mahadsan tihiin sida aad uga hagab tiraysan bulshada adeeg yada aad bixinaysan

H70%
by H####:

Waxaan barmaamijkan umaal gelinay in shacabka soomaaliyeed ay ka faa'idaystaa iyagoo shaqooyinkoda wata 24×7

Q70%
by Q####:

Waa yaxye cali siciid oo jooga Swiss Waa ku faraxsahahy inaad iga baahi dirtaan oo horomar iyo tilaabo horay u qaadeen

C70%
by C####:

Sbc tv Aad baan ugu bogay qaabka iyo haqabtirka ah ee sbc usmaysay horumarka baaxadda leh ee ay samayeen kooxda sbc

R70%
by R####:

Sbc shaqo wacan ayay qabatay waxaa Kala socona kartaan warar ka sacad walba

C70%
by C####:

Wan Xasusta SBC. 2001 Anigo Class ama fasal schoolka imamu Nawawi ku jiraa laigu bishareyey idaacad scb layiraa iney hawada so gashay. Wana idaacadii ugu horeysa ee waagaas aan toos ah uga dhagesto BBC oo dhagesigeeda aan waagas bilaabay. Si kooban Mahadsanidiin, halkaas kasii wada Dadaalkiina. Allah Macakum. Asc.

C70%
by C####:

Aad ayaad u mahadsantihin dhamaan shaqaalaha SBC gaar ahaan mulkiilaha SBC ALI ABDI AWAARE

C70%
by C####:

Realy waa app aad u fiican hambalyo sbc somali

C70%
by C####:

Waa Barnaamij Qiimo leh waana horumar weyn Guul SBC TV

H70%
by H####:

Waa fiiican yahay lkin full sreen ka dhiga

C70%
by C####:

MAHADSANIDIN

C70%
by C####:

Its an absolute top for us as somalis

C70%
by C####:

Well done SBC team

C70%
by C####:

Well done sbc

C70%
by C####:

Tvlive

C70%
by C####:

Maasha alaah SBC Hambalyo ayaan idin leenahay

H70%
by H####:

Waa app kii ugu horeeyay oo soomaali leedahay oo s wanaagsn iigu shaqeeya, SBC horay u soco hambalyo ayaan idiin soo dirayaa dhamaantiin.

C70%
by C####:

aad ban uga helay waa barnamij ad u sarreeya , halka ka. Sii wada horumarka

Z70%
by Z####:

Mansha allah waa apps loo riyaaqay

C70%
by C####:

SBC HORMAR KINA HORAY U SII WADA

C70%
by C####:

Welcome sbctv and maxmed abdale

C70%
by C####:

Asc mashalaha

F70%
by F####:

wan ka helay apps kaan asal weyaan wna fasiix guul ayan idin rajayn bahda warbahinta SBC Tv Bosaso

R70%
by R####:

Wow Amazing application

Y70%
by Y####:

waan soo degsanay nooshaqyn maye maxa weeye ciladu

N70%
by N####:

Sbc. Waa idin bogadinaya hambalyo horumar cjib ah

N70%
by N####:

Maasha alaah SBC Hambalyo ayaan idin leenahay

N70%
by N####:

Waa talaabo horay loo qaaday masha allah

N70%
by N####:

Maansha alaah. .waa hormarka sbc somali...speed up..

N70%
by N####:

Wa guul si fcn aya lo maqlaa hampalyo sbc runti wn ka helay

N70%
by N####:

Aad bn uku riyaaqay

N70%
by N####:

Waa horumar ee soomaalida gaartay waana ilaah mahadii inaa mobil keyga ka daawan karo Hanbalyo

N70%
by N####:

Watching like Super HD. Very clean view easy play.

N70%
by N####:

Hambalyo sbc shaqo fiican

N70%
by N####:

guuul

N70%
by N####:

Waa hor u soo hoystey warbaahinta sbc bosaso somalia halkaas ka sii wada baan idin leeyahay hambalyo hambalyo

B70%
by B####:

Waa Very Amazing App. HORMAR WEYN AYAAD KA SAMAYSEEN BAHDA SBC. WAANA WAX LAGU FARXO OO GUUL AAD NOO SOO HOYSEEN. WAXAANA AAD UGU FARAXSANAHAY INAAN SI FUDUD UGALA SOCON KARO WARARKA XITAA WARKA LIVE KA AH . GUUL GUUL. SBC Puntand Somalia.

S70%
by S####:

Waa tilaabo horay loo qaaday


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.45
79 users

5

4

3

2

1