Dhiiri Galin Maalinlaa

Dhiiri Galin Maalinlaa Free App

Rated 4.68/5 (291) —  Free Android application by Hindiso Apps ( ©raxman )

Advertisements

About Dhiiri Galin Maalinlaa

Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay hadalo dhiiri galin iyo hadal qabadyo macaan , barnaamijka wuxuu uu kaga duwan yahay ku weenii hore , maalinle ayuu ku xasuusin hadal aad ku dhiiratid aanna rajaynayno in uu noloshadaada wax ku taro maalintaas si wacan aad u bilaabatid , fadlan gaarsii asxaabta Mahadsanid.

How to Download / Install

Download and install Dhiiri Galin Maalinlaa version 1.4 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Everyone
Android package: dhiiri.galin.aniga, download Dhiiri Galin Maalinlaa.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
4.0.3+
For everyone
Android app

App History & Updates

Version update Dhiiri Galin Maalinlaa was updated to version 1.4
More downloads  Dhiiri Galin Maalinlaa reached 10 000 - 50 000 downloads

What are users saying about Dhiiri Galin Maalinlaa

Y70%
by Y####:

Masha alah waa app aan aad iyo aad uga helay aadbaad u mahadsantihiin waqtiga aad galiseen iyo juhdigiinaba waxaana leeyahay kun iyo kow jeer ayaad mahadsantihiin

B70%
by B####:

Masha Allah aadbuu u fiican yahay Applicationkani. Aadbaad u mahadsanitihiin dadaalkii iyi waqtigii badnaa ee aad galiseen.

M70%
by M####:

Wa application wax ku ool ah ... I liket

Y70%
by Y####:

Asc ww akhyaarta kudhiiratay inay horumariyaan dhaqankeena wanaagsan iyo waliba caqli celinta waad kumahad santihiin

U70%
by U####:

Maasha Allah aaad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin runtii aad ayaan uga helay appkaan iyo dhamaan app babkiina oo dhan mahadsanid ajar iyo xasanaat allaha idinka siiyo juhdigiina iyo waqtigiina qaaligaa ee and noo hurteen

Y70%
by Y####:

Aaabkan aadbuu udiyaar sanyahay run ahaantii waana kahelay. Waxan aad ugu mahad celin asxbtii appkan soon sameyey meel walba ay joggaan. Waxan idinka sugnaa waa app kale ooo kuwan ookale ah thanks

Y70%
by Y####:

Koley ani ahaan waan ka helay bulshaduna wixii fiican wey jecl yihiin Waxaan halkan ugu mahad celinaya Intii juhdi iyo waqti ku bixisay app 100% mahadsnidiin.

Y70%
by Y####:

Masha Allah aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin wax badan oo i qanciyay an ka helay app Kan aad iyo aad wlh

A70%
by A####:

Mahad'sanidiin dhaaman saxibada ka dambe say in la sameeyo app dhiri galin karo daad badan oo niyad jabsan ama muurugii heesato in badan Mahad'sanidiin Mar 2"aad iyo Mar 3'aad ba

Y70%
by Y####:

Mashalah xaqiiqdii waa App aad faaiido u leh ad ayaana u jecleystey mhdsand inta juhdiga gelisey

V70%
by V####:

Waa horumar fiican app kaan just dhiiri galinaayo hadalad xikmada leh Masha Allah. Waa Hal Abuur wanaagsan waad mahadsantihiin Horey u socda.

Y70%
by Y####:

Run ahaantii Aad baan oga helay app-kan wanaagsan waxa oga mahad celinaya dadkii isku xilqaamay oo waqti ku bixiyay

U70%
by U####:

"Talo Rag Dhulka Wa Toobin kartaaye" Aad ayn uga mahad celinaya cid walba oo qimayntan(App) ka qayb qaadatay.

Y70%
by Y####:

Mch---llh aadpaD u maHadsan Tihiin RuntiH wax paDan aan ka Faa'iday

Y70%
by Y####:

Waa howl Ku dayasho mudan

M70%
by M####:

Waa ku farxay inbadan Barnaamij ceynkaan oo kale ah Waxaan idinkula talin lahaa in aad sii jogteysaan barnaamijyadaan oo kale.. Mahadsanidiin

Y70%
by Y####:

Hamabayo dhaman asaxabta iska xil sartay lkn waxa ku soo dartan dhambalada

Y70%
by Y####:

Masha allah wanku farxay markaan arky app hormarka an gaarnay hamblyo intii waqtigooda ku bixisana way mahadsantahy in badn

Y70%
by Y####:

Masha allah aad ban oga helay good job dhalanyaro wana marki igu horeyso on app somali ah arko amazing

Y70%
by Y####:

Masha Allah dhabtii waan la dhacay barnamijkan waana midka aan u baahna waadna ku mahadsan tihiin

N70%
by N####:

Aad iyo aad ayaa u mahadsan tihiin maskaxda aad tuujisen. Banamijda noocana ee dhiiri gelinta bulshadeena aad ayee ugu bahaahan yihiin, hasa ahaatee isma oga. Marka waxaa loo bahanyahay dadka sidiina oo kale u fakiraya oo ka shaqeya horumarinta bulshada dhan walbaba qaasatan nafsiyan kaga dadaala mahadsanidiin. Salaan sare Deeqow Muqtaar

Y70%
by Y####:

MnshlaH ilahaY Haydinka Jazaai mariyo Dad BD Thin Ku Dayasho Mudan qalbign Idinka ducayey iyo afka

Y70%
by Y####:

MashaAllah waa app cajiib ah waan ka helay run ahaantiiiiii

Y70%
by Y####:

Wlhi waa app wax-tar leh jazaa'aka allH walal

I70%
by I####:

Aad iyo aad aya u mahadsan tihin wana horuumarka somaliyed e kasiwada mihina

T70%
by T####:

Masha allah wa applications aad u wanaagsan dhiiri galinaya nafta aadamiga.

Y70%
by Y####:

masha Allah waa wax aad loogu farxo app kan jazakumullah kheyr

Y70%
by Y####:

Asc wr wb wll aadbaad umahadsantihiin runtii waa horumar loobaahnaa

N70%
by N####:

Mashallah waa apps aad u fiican halkaas ka sii wada

Y70%
by Y####:

alle ha idin dhowro waa application lo bogay

Y70%
by Y####:

Wax badan ayaan ka faiday allaha idin barakeeyo saxibada qortay

Y70%
by Y####:

Appkaan waa app aan walaahi kahelay dhirjngalinyo aaad ufara badan

X70%
by X####:

Waad mahaddantihin waa app aad loogu baahnaa

Y70%
by Y####:

Masha allah waa barnaamij qiimihiisa leh alle haydin barakeeyo

Y70%
by Y####:

Masha allah Waa horumarka soomalidu gaadhay halkaa kasii wada

I70%
by I####:

Hakad igadaydiyo Balkan kaladagay durke

N70%
by N####:

App kaan aad ayuu noo anfacay Waadna ku mahadsantihiin

W70%
by W####:

Aad iyo aad ayaan inkaga mahadcelinayaa wax qabadkiina

Y70%
by Y####:

masha allah ada ba u mahad san tahin

Y70%
by Y####:

Masha Allah waan kahelay appkaan جزاكم الله خيرا


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.75
291 users

5

4

3

2

1