Murti iyo Maahmaahyo

Murti iyo Maahmaahyo Free App

Rated 4.70/5 (1,033) —  Free Android application by Hindiso Apps ( ©raxman )

Advertisements

About Murti iyo Maahmaahyo

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa in mar walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino . FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid ,ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan

How to Download / Install

Download and install Murti iyo Maahmaahyo version 1.7 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Everyone
Android package: murti.maahmaahyo.soomaaliyaa, download Murti iyo Maahmaahyo.apk

All Application Badges

Users love it
Free
downl.
Android
4.0+
For everyone
Android app

App History & Updates

Version update Murti iyo Maahmaahyo was updated to version 1.7

What are users saying about Murti iyo Maahmaahyo

Y70%
by Y####:

Mashaa allaah shaqo wcn waan kahelay ee waxaa noogusoo dartaan sheeko caruureedka sida dhagdheer, cigaal shidaad, fiqi faroole, iyo sheekooyinka soomaalida caanka kutahy oo idil

Y70%
by Y####:

Masha allah waxad ku dartaan in maahmaahyada Micnaheda si loo garto ujeedka iyo meesha loogu talagalay waad ku mhdsntihiin

Y70%
by Y####:

Wooow wlhy waan ka helay Shekadii yaraan tryda igu dambeysay

T70%
by T####:

Waa qeyb ka mid ah ilaalinta Afhooyo.waad mahad santihiin

T70%
by T####:

Wad kumahad santihiin runtii Fadlan afmaldaheeyada iyo Heeso hawleedyada keena Aad iyo aad ayaad umahdsan Zxp

Y70%
by Y####:

Waad kumadsantihiin maah maah yadan murtida leh

Y70%
by Y####:

Somalinimadu Waa Qani Masha Allah Murti Iyi Maahmaah

O70%
by O####:

Aad iyo aad ayaan ula dhacay murtidan

Q70%
by Q####:

Aad iyo aad ayuu u wanag sanyahay.

Y70%
by Y####:

Aad u muhiim ah.

Y70%
by Y####:

Thanks sxbyaakl waad mahadsantihin

A70%
by A####:

Waa barnamij an ka helay

Y70%
by Y####:

mahadsanid shaqo wacan

M70%
by M####:

Qatar macha allah

Y70%
by Y####:

Wa mahmaho fican

Y70%
by Y####:

Always forward!!!!!!

P70%
by P####:

U app is awesome. Thank you

Y70%
by Y####:

Mhd sanidin

Q70%
by Q####:

Masha allah

Y70%
by Y####:

Its a good app, thanks

Y70%
by Y####:

Mashallah beautiful jazakallahul khyr

W70%
by W####:

Best

M70%
by M####:

Awesome

M70%
by M####:

Cool

Y70%
by Y####:

Nice

Y70%
by Y####:

Love

U70%
by U####:

Masha alah dhaman inta isku howshay samenta apps kan iyo uruurinta xogta kuqoran aad bad umahadsantihin waxan idin ku bogadinya inad halkina kasi wadan Mahadsanidiin

X70%
by X####:

Waa barnamij aad u wangsan oo dadka aan maahmaaydo kaa baran karo halkan mahadsanid walal Inta samysay barnamijkan wangsan thanks all

X70%
by X####:

This is the best app of our culture جزاك الله خير Aadbaad ugu mahadsantihiin dadaalka iyo hawlkarnimada aad muujiseen

Q70%
by Q####:

Waa wax aad.loogu farxo aad baan ugu mahad celinaya barnaamishkan qaayaha wacan mar labaad Mahadsanidiin

Y70%
by Y####:

Maasha Allah aad iyo aad baad u mahadsantihiin soo saarida buugaan dhaman intii isla kaashatay soo saarida buugaan waana Ku mahadsantihiin mar labaad . walaalahey waxan idinka codsanayaa in aad Ku soo dartaan app gabayo ah mar sadexad mahad sanidiin

Y70%
by Y####:

Appkaan maahaamyada waa fiicanyahay laakiin waxaan idiin soojeedin lahaa in aad kusoo kordhisaan maahmaahyada iyo goor adeegsigeeda ama ula jeedada loo adeegsado. Waxaa ula jeedaa maahmaahyada goorta ay ku haboontahay in la adeegsado.

Y70%
by Y####:

Waa ap- aad ufaaido badan waadku mahadsantihin shaqada aad qabateen waayo waa mid baahiwayn looqabay marlabaad iyo marsadexaadba waad mahadsantihiin waxan aad idinku dhiirigelinayna inaad ap-ka inosi baladhisaan wabilahi tawfiiq

T70%
by T####:

Masha allaah wad ku mahad santihiin dhamaan inta kaso shaqaysay in ay qoraan maahmaahyahadaan mahad sanidiin

K70%
by K####:

Ac. Waad ku mahadsan tihiin mahmaahyada aad usoo ururiseen ummadda Soomaaliyeed. Runtii waan ka helay, waana wax cajiib ah qaabka aad isugu dubba-rideen iyo Appka quruxda badan. Waxaan idinka filaynaa kuwo kale oo wax-tar leh insha Allaah. Mahadsanidiin.

Y70%
by Y####:

Marka hore waxa Mahad iskal eh Ebaha in wafajiyay Marka xigta add iyo aad Ayan uu ga helay waanad ku mahadsantahay

Y70%
by Y####:

Mashaa Allah 5 xidig waad u qalantaan waadna ku mahadsantihiin sida wacan oo aad iskaga xilsaarteen afkeena hooyo

Y70%
by Y####:

Ad ayan uga helay runti waa horumar ad u balRan wad ku mahdsantihin

E70%
by E####:

Asc Aqyaarta sharaftaleh meelkasto ood joogtaan Waxaan idinleeyahay waad dada daasheen ee sii wada dadaal kiina mahadsanidiin

O70%
by O####:

Wad ku mahadsan tihiin dadaal ka aad u wadaan dadkiina iyo horumarinta afka hooyo


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.75
1,033 users

5

4

3

2

1