Sawiro iska hadlaya

Sawiro iska hadlaya Free App

Rated 4.64/5 (208) —  Free Android application by Hindiso Apps ( ©raxman )

Advertisements

About Sawiro iska hadlaya

Barnaamijka wuxuu koobayaa saddex dhinac oo nolosheena quseeya oo kala ah , 1- RAGGA , 2- JACAYLKA , 3- DUMARKA. Aad iyo aad baa la isku soo dhaweeyey sawirka iyo hadal ku dul qoran , fadlan waxaan mesha ku qoran waa hadii ay jiraan wax aan u qornay ama hadal aan u dhignay si qaldan ama aad talo iyo wax kala nagu soo kordhinaysid noogu soo dir E-MAIL ka hoos ku xusan

How to Download / Install

Download and install Sawiro iska hadlaya version 0.0.4 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Everyone
Android package: sawiro.hadlaya.aniga, download Sawiro iska hadlaya.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
4.0+
For everyone
Android app

App History & Updates

Version update Sawiro iska hadlaya was updated to version 0.0.4
More downloads  Sawiro iska hadlaya reached 10 000 - 50 000 downloads

What are users saying about Sawiro iska hadlaya

W70%
by W####:

Masha allah waa hadalo jecel daren ah leh waa ku tager sanahy wll mahad sanid fikirka aad noso kordhisay allah haku dhowro

Y70%
by Y####:

Masha allah aad iyo aad ayan uga helay waa barnamij fcn asaga oo kle noo so badiya wll

Q70%
by Q####:

Masha Allah waa barnamij aad aan ufiican run ahantii aad buu ii soo jitey wad Ku mahdsn thin

Y70%
by Y####:

Wa mashruc ad lo qaabeyey oo aan ana aad ula dhacay Wad mahad san tihin zxbayaal

G70%
by G####:

Waan idin siiyey 5 starskii xataa anoo eegin wuxuu yahey keliya waan soo download gareystey

Y70%
by Y####:

Masha allah waa hormar waxan lee yahay hore haloo socdo

Y70%
by Y####:

Waa app aad iyo aad u qiimo baddan , ee ha u daymo la,aan

C70%
by C####:

Horay u socda sxbyaal illahay ajar ha idin siiyi

Y70%
by Y####:

Asc. Ammaan & bogaadin badan. Shaqo wanaagsan oo waxtar leh weeye.

Y70%
by Y####:

MnshlaH I'll Haydinka Jazaai mariyo MnshlaH

T70%
by T####:

Aaad iyo aaaad ayaad umahadsantihin

Y70%
by Y####:

Nyc Wlhi Thnks

U70%
by U####:

Waad mahadsantihiin wll waad inoo faa'iidayseen

Y70%
by Y####:

masha allaah aad ayaa ugu faa'iiday

Y70%
by Y####:

I like it thanks walal

Y70%
by Y####:

adaab ugu farxayy

S70%
by S####:

Masha allaah thanks

I70%
by I####:

The best

Y70%
by Y####:

Aad iyo aad bad umahad santihiin

Y70%
by Y####:

Waad ku mahad sanatahay dadaal ka aad ugu jirto afkeena hooyo. Dadaal oo nooga siibadi

T70%
by T####:

Nice app wxn rajeyna inaa kuwo kale sameysan

Y70%
by Y####:

Msha allh xigmad badanba ka faaidney insha allh kuwa kalana waa idinka sugeyna ikhwaani

Y70%
by Y####:

Www waa barnaamij wanaagsan waad ku mahadsantihiin halkaa kasii wada

D70%
by D####:

Aad baad ugu mahadsantihiin Mahmahyada inoosii badiya

T70%
by T####:

Shan xidigood nasii kulaha

Y70%
by Y####:

Application waxbadan ayaan ka fa'idnay

X70%
by X####:

Side as uxafideen soomaliga

Z70%
by Z####:

Hadalka wanaagsani waa sadaqo

Y70%
by Y####:

DADAALKIIN WUU LIITA SORRY

Y70%
by Y####:

Inbadan ammaan ayaad mudantihiin

Y70%
by Y####:

Aad bad umahadsantihiin kuwa ka badan neh wan idinka sugeenaa

K70%
by K####:

Mhadsanidin ushah an idinla shahnee kuwas iyo kuwo ka badan ban idinka sugayna uuu ugu horeeeyo dictionary English to somaliga saxda ah ku saaabsan tnx allot

M70%
by M####:

waa mahadsantihiin murtida kuwo kalo bdn waa idiinka sugeynaa insha allaah 5 xidig kabdn waad uqalantaan

M70%
by M####:

Waa iska yara madhax lkn

M70%
by M####:

msha allh

K70%
by K####:

Hormarinta afkeena hooyo

M70%
by M####:

Loved it and try to get more apps

K70%
by K####:

Hadalka wanaagsani waa sadaqo

M70%
by M####:

Ilove

M70%
by M####:

It's needed Application


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.65
208 users

5

4

3

2

1