Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD

Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD Free App

Rated 4.54/5 (151) —  Free Android application by Hindiso Apps ( ©raxman )

Advertisements

About Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD

Waa game ama ciyaar loogu talagalay in ay dhalintu iskaga dhisto dhaqnkooda iyo barashada kor u qaadista hidaha soomaaliyeed wixii faahfaahin intas dheer waxaad ka helin app-ka fadlan wixii aad qabtid ama aad nagu soo kordhinaysid noogu soo dir Email-ka hoos ku xusan .

How to Download / Install

Download and install Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD version 1.8 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Everyone
Android package: tuuji.hidahadhaqanka.aniga, download Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.3+
For everyone
Android app

App History & Updates

What's Changed
Waxaa lagu soo Kordhiyey
* Tilmaamo ayaad helin mar walba aad Barnaamijka la wadaagtid Asxaabta. Facebook-ga
Version update Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD was updated to version 1.8
More downloads  Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD reached 10 000 - 50 000 downloads

What are users saying about Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD

X70%
by X####:

Qatar waaye wale

X70%
by X####:

Appppkasi waa very good app

E70%
by E####:

Masha allah

F70%
by F####:

Masha allah i loved it.

X70%
by X####:

Zxp inaba caadi mahan maskax badan ayaa ku baxday walahi

Y70%
by Y####:

Sxp app-ka Luqadee iyo programm-kee kusamesay. Please..

X70%
by X####:

Waa barnaamij fiican

D70%
by D####:

Hampalyo

G70%
by G####:

dhamantiin Guul iyo Gobanimo halyeeyo wada walalo

B70%
by B####:

Mashaa allaah sad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin soda wacan we aad dhaqankii luma u uruurineysaan hambaliyo hambaliy

X70%
by X####:

Masha Allah waa game dhaqankeena oo keliya ah aad ayad ugu mahadsan thn kasii wada ayan idin dhehi lahaa version cusub kusoo dara

X70%
by X####:

Muddo 2 sano ka hor waxaan waayi jirey baramij ah kuwa aan rabo. Labo sano kaddib wan Ku faraxsanahay horumarka ay gareen dadkenu. Aniga shaqsiyan faido ayay ii tahay. Apk aad ayaan ugu xiranaay.

X70%
by X####:

Alle maskaxda haku siyadiyo sxb aadban uga helay runti

X70%
by X####:

App wanaagsan masha allah Wa ku mahadsntihiin dadaal aad ku jirtaan oo aad u sameyneysan walalihiina somaliyed mhdsnidiiiiin

X70%
by X####:

Masha alaah aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin dhaantiin .hurumar wacan ayaan idiin rajaynaa intii samaysay barnaamijkaan

K70%
by K####:

Masha allah masha allah allah idin dhowro intii gacan kageysatay oo wawtigooda uhurtay

X70%
by X####:

Masha Allah wll dadkii sop diyaariyey waad mahadsan tihiin

X70%
by X####:

Waad ku mahadsan tihiin dhamaan dadkii wakhtigoo u huray ee dadaalka geliyey hawshan

X70%
by X####:

Mahadsanidiin dhaman wan ka helnay shaqo wacan

P70%
by P####:

Waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad nooga farxiseen

X70%
by X####:

Waad Ku Mahadsantihin Appkan Cusub Aad soo Saarteen

X70%
by X####:

Masha allah aad baad umahadsantihiin shaqada wacan aad qabateen

G70%
by G####:

Mashaa allaaah wan ka helay thanks

X70%
by X####:

Waa app wanagsan

O70%
by O####:

This is my culture i love it

E70%
by E####:

Maxuma

U70%
by U####:

Nakeye

K70%
by K####:

Dhibka idin haysta waxaa uu yahay afsomaliga aad ku turjumaysan waa luqad khasa lakiin maha af somali dhamaystiran fadalan ka dhiga afka somali oo dhami wadaagto ee international ka ah mahad sanidiin

E70%
by E####:

Waad ku mahad santihiin sida fiican aad u soo diyaariseen application kan run ahaanti waxan kaga maarmaya jornaaladii aan ku ciyaari jiray maxan ciyaaray ciyaartan aad ban u jeclaa dhawr jeerna waan ku guulaysty

W70%
by W####:

Masha allah waa application qiimo badan oo lagu soo ururiyay dhaqanka somalida wax Ana aqoon Baan ka bartay ee hore usocda walayaal

X70%
by X####:

Dhibaatadu waxa ka jogaa af somaligiinu waa kii konfureed oo Kailya waamaxay dhito

G70%
by G####:

Hanbalyo hanbalo

X70%
by X####:

Waan ka helay game kan laakiiiin c/raxmaaan in aad mid waxbarasho ah soo bandhigtaan

X70%
by X####:

Maansha Allah waa Application fiican waan iidiinku hanbalyaynaynaa kor haloo qaado appska soomaalida

R70%
by R####:

mahasanidiin walalayaal runtii wan ka helay appkan mansha allah

N70%
by N####:

Mazha allaH aadbaN uaga helay run ahaanTii

O70%
by O####:

Jimenz buddu live in hargeisa and

A70%
by A####:

Hore uga socda ayn idin lyahy aad bn, idin salamayaa ♥♥♥

N70%
by N####:

Waad ku mahadsantihiin inaad dhaqanka dadka wax ka tustan

N70%
by N####:

Waad mahadsan tihiin kuwa kale noo sameeya by


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.55
151 users

5

4

3

2

1