EVC Manager

EVC Manager Free App

Rated 5.00/5 (10) —  Free Android application by Alif Technologies

Advertisements

About EVC Manager

ENGLISH:

EVC Manager is very-easy-to-use productivity app that helps you manage your EVC Plus transactions in Somalia.

Some of the features included in EVC Manager are:
1. EVC Manager gives summary and detailed views of EVC transactions: one-by-one, daily, monthly and by number.
2. Filter Transactions by EVC type (receive, send, airtime, etc.)
3. Search EVC transactions by name or number.
4. Language setting to either English or Somali.
5. Autocomplete feature: you don't have to type all digits when sending EVC, EVC manager will show the numbers that you sent EVC previously.
6. It connects your EVC transactions with the names in your contact list.
7. It does not store data, it generates the data when you start the app based on EVC records already present on your device.
8. EVC Manager is very safe app, it DOES NOT store personal data like other apps and it DOES NOT have the power to access your EVC account.
You will find many more good features in EVC Manager when you start using it.
We welcome your feedback. Please give us 5-star if you like the app.

SOMALI:
EVC Manager waa barnaamij sahlan oo kaa caawinaya sidii aad u maamula laheyd dhaqdhaqaaqa EVC ga.
Waxyaabaha ugu waaweyn ood ka helayso barnaamijkaan waxaa ka mid ah:
1. Wuxuu ku tusayaa dhaq-dhaqaaqa EVC ga oo faahfaahsan iyo asagoo kooban: halhal, maalinle, bib-bil, iyo nabar ahaan.
2. nuuc-nuuc u kala sooc dhaqdhaaqa EVCga.
3. Raadi dhaqdhaqaag gooni ah adoo isticmaalaya nambarka ama magaca.
4. Luqadda aad rabto ka dhigo, Somaali ama Ingriis.
5. Wuxuu isku xirayaa dhaqdhaqaaqa EVCga iyo magacyada kuugu jira Contacts ka
6. Barnaamijkaan meemori badan kaama isticmaalayo. Daatada wuxuu diyaaninayaa markaad soo kiciso.
7. Barnaamijkaan wuxuu leeyahay dhamaystire. Markii aad EVC dirayso, wuxuu ku tusayaa nambaradii hore oo wax u dirtay si aad mid oga doorato.
8. Barnaamijkaan waa sugan yahay dhinaca nabad galyada. OGOW: barnaamijkaan awood uma laha inuu wax ka ogaado, akonkaaga EVCga. Wuxuu kaliya oo aqri kara farriimaha EVCga.

Waxyaabo badan oo kale ayaad ka heli doontaa barnaamijkaan.
Waxaan rajeynayaa inaad jeclaa doonto. Haddii aad jecleysato 5-xidig ku dhufo.

Waa soo dhaweyneynaa ra'yigaaga qaaliga ah.

How to Download / Install

Download and install EVC Manager version 1.3.3 on your Android device!
Downloaded 100+ times, content rating: Everyone
Android package: tech.alif.evcmanager, download EVC Manager.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
4.0.3+
Bug
buster
For everyone
Android app

App History & Updates

What's Changed
Version 1.3.2
- improved sending EVC in group mode. includes timer and progress information.
- show names in EVC transactions if available.
- performance enhancement
- bug fixes

What are users saying about EVC Manager

D70%
by D####:

Waxaan jeclaan laheen maadama aan shirkada laga heleen statment dhamaystiran inaad ku soo kordhisaan in statmenti geena aan sidaan rabno u heli karno

R70%
by R####:

Masha allaah waa dhag lkn dadka cuna qabataynta ka dhaafay ama maalin ayaa soomali idinla xisaab tami doontaa ogaada taas

N70%
by N####:

woow I like this app .

R70%
by R####:

Best app

R70%
by R####:

best


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
5.05
10 users

5

4

3

2

1